Aniga waa Yasmin waxaan ahay qof xaas ah oo 7 caruur dhashay masha'Allah. Aniga waxaan ahay Raw food chef, o ah kookihii cunta ceeriinka bartay.